Dowlada Hoose Baydhabo Oo dhiseysa Wada ay maraan Baabuurta Xamuulka

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaalada Wasiirka wasaarda Warfaafinta Dowlada KG iyo Taliyaha Booliska Gobalka iyo Kan Degmada ayaa Kormeerey Wado Cusub ay Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ka sameyneyso Duleedka Magaalada wadadaas oo loogu talagaley in ay isticmaalaan Gaadiidka waa weyn ee Xamuulka wada

Wadadan oo qiyaastii ah ilaa Taban kiilo Mitir ah ayaa Dowlada Hoose u Qorsheysey in ay isticmaalaan Gawaarida waayeyn oo ku sii jeeda Gobalada kale ee dalka si meesha loogu saaro Ciriiriga ka dhasha marka ay Magaalada dhaxmarayaan Baaburtan taas oo dhibaata ku ah Bulshada iyo Gaadiidka kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here