Dowlada Federaalka Soomaaliya Oo Sheegtay in ay Maalgelin u sameyn doonaan Xoola dhaqatada Soomaaliyeed

0
167

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo daaqa DFS Mudane Hassan Hussein Mohamed (Eeley) ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka kaga qayb galay Munaasabad lagu daah furayay Mashruuc lagu magacaabo DRIVE oo uu Bangiga Adduunka ugu deeqay soomaaliya.

Mashruuca drive ayaa loogu talogalay yaraynta halista ka dhalata abaaraha, fulintiisana waxaa iska kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here