Dowlad Goboleedka KG Oo qabaneysa Tartanka Qur’aanka Kariimka Bisha Ramadaan

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalmaha ramadaanka lagu gudi jiro inta badan waxaa la qabtaan tartamo kala duwan oo u badan in lagu tartamo aqrinta Qur’aanka kariimka jujuskiisa kala duwan kaasi oo lagu bixinaayo abaal mari no kala duwan si loo weyneeyo kalaamka Alle.

Magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay bishaan Ramadaan waxaa lagu qaban doonaa tartan Qur’aan Aqris ah kaasi oo soo qaban qaabisay wasaaradda Diinta iyo arimaha Awqaafta KG, waxaana taaba galintiisa qaatay madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaaliya Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen).

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here