Dowlad Goboleedka KG iyo Hay’adda ICRC Oo ka wada hadley Hormarinta Xabsiyada KG

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha KGS  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada ku Qaabilay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Hay’adda ICRC ee Soomaaliya,Madaxweynaha iyo Madaxda ka socotay Hay’adda ICRC ayaa ka wada hadlay Xoojinta Wada Shaqaynta,Dardar gelinta Mashariicda Hormarineed iyo in wasarada Cadaalada ay kala shaqeyaan Ariamaha Horumarinta Xabsiyada KGS

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here