Dowlad Gobaleedka KG Oo Sheegtay in ay soo saari doonto Sharciga Duur-joogta si loo Xakameeyo Ugaarsashada Sharci darada ah.

0
259

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Soomaaliya waxa ay Leedahay Duur joog fara badan inkastoo ay Hada qaar kood dalka ka maqan yihiin kuwaasi oo saameeyay Dagaaladii Sokeeye uu dalka ka dhacay oo ay u qaxeen dalalka deriska,Balse waxaa la rumeysanyahay in qaar kamid ah Duur joogtaas ay dalka dib ugu soo laabteen inkasta oo aysan helin daryeelkii ay u baah naayeen hadana ay la kulmaan Ugaarsi fara badan taasina aysan u saamaxeynin in ay sidii loo baahnaa au u noolaadaan.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here