Doorashada Gudoonka Xiriirka Ciyaaraha Fudud Puntland Oo Garoowe Lagu Qabtay.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa lagu Qabtay Doorashada Gudoonka Xiriirka Ciyaaraha Fudud Puntland taas oo ay ka qeyb-galeen Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Kooxo ka socdey Naadiyada Ciyaaraha Fudud ee Puntland.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here