Doorashada golayaasha deegaanka Putland oo maraysa heer gabogabo ah.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha gudiga KMG ah ee doorashooyinka qof iyo cod ee la faliyao in ay dhawaan ka dhacaan guud ahaan deegaanada Puntland cabdirisaaq axmad saciid oo shir jaraa,id ku qabtay garoowe ayaa sheegay in uu heer gabagabo ah marayo dhameystirka liiska musharaxiinta doorashada golayaasha deegaanka Puntland waxana uu bulshada Puntland ugu baaqay in ay qaataan karka cod bixinta si ay ugu codeeyaan cida ay doonayaan in ay u codeyaan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here