Door Sidee ah ayay Dhalinyarada ka qaadan karaan Wacyigelinta Nabadeynta iyo Hormarinta Bulshada.?

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyarada waxbaratay waxey kaalin muhiim ah ay ku leeyihiin Wacyi-galinta, nabadeenta iyo horumarinta bulshada taasi oo lagu horumarin karo dadka iyo arimaha deegaanka.

Qaar kamid ah dhalinyarada waxbaratay ee ku nool magaalada Baydhabo ayaa sheegey in ay kala duwan yihiim ama kala aragti aheyn dhalinta waxbaratay iyo kuwa kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here