Doodwadaag ku saabsan Baaridda iyo Maxkamadeynta dacwadaha Maandooriyaha oo Muqdisho lagu qabtay

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dood wadagaan loogu magac darey Baarista iyo Maxkamadaynta Dacwadaha Maandooriyaha la Xiriira iyo isticmaalkooda waxaana ka soo qeyb galay Madax ka socotey Xeer ilaalinta Qaranka, kuwa Maamulada Saraakiil ka socotey Booliska iyo Sharci yaqaano iyagoo ka doodaya sida loo heli lahaa Shuruuc ku Saabsan sida loo baari karo dembiyada la Xariira Maandooriyaha iyo Maxkamadeyntooda.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Garyaqaan Suleymaan Maxamed ayaa ka hadlay arrinta Maadooriyaha asaga oo sheegay in dad waaweyn Bulshada dhexdeeda caan ka ah ay u xiranyihiin Maxkamadna la soo saari doono dhowaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here