Dood wadaag u dhaxeeyay ganacsatada Magaalada Baydhabo iyo Mamuulka Degmada Oo Baydhabo Lagu soo Gaba-gabeeyay.

0
213

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Arimaaha Gudaaha Iyo dib u heeshisinta KGS ayaa Baydhabo waxay ku soo gaba-gabeysay dood wadaag u dhaxeeya Ganacsatada Magaalada Baydhabo iyo Maamulka Dowlada Hoose Ee Baydhabo, inta dood wadaaga socotay waxaa ka soo qeyb galay agaasimaha guud ee Wasaarada Arimaha gudaha, milkiiliyaasha ganacsatada iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here