Dood wadaag Saabsan Hogaaminta Wanaagsan Oo Lagu qabtey Kismaayo

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada dhaxe ayaa waxaa lagu qabtay Dood Wadaag looga hadlayay Hogaaminta, waxaana goob-joog ahaa mas’uulin ka tirsaneed DFS, dowlad goboleedka Jubaland, ururada bulshada Magaalada iyo mati sharaf kale, waxaana doodda marti ku ahaa Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa.

Inta ay socotay doodda ayaa waxaa hadalo ka jeediyay mas’uulin badan kuwaasi oo hadaladooda taabaneysay hogaaminta iyo sida dalka manta uga baahan yahay in la dhiso goliyaal.

Workung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here