Dood wadaag Looga hadlayey Xeerka Tacdiga iyo Jinsiga Haweenka Oo Baydhabo lagu soo geba-gabeeyay.

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda haweenka iyo xaquuqal insaanka dowlad goboleedka maamulka koonfur galbeed soomaali ayaa magaalada Baydhabo ku qabatay kulan labo maalin socday kaasi oo looga doodaayay xeerka tacdiga iyo jinsiga haweenka.

Mudada uu socday kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay bulsho ka kal socotay ururada u dooda haweenka, qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradaha iyo bahda maxkamadda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here