Dood wadaag ku saabsan Xuquuqda Waxbarashada gabdhaha Oo Lagu qabtay Baydhabo.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dood wadaagaan oo aheyd mid looga hadlaayey muhiimada ay leedahay waxbarashada gabdhaha iyo sidii looga hortagi lahaa caqabadaha hortaagan gabdhaha waqtiga iskuulka iyo Xal u helida arimahaasi ayaa waxaa ka soo qeyb galey Gudiga Waxbarshada Degmada Baydhabo, Gudoomiyaha Dhalinyarad Gobolka baay , Qaar ka mid ah ururada Bulshada iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here