Dood wadaag ku saabsan Xeerka Saxaafada Soomaaliya Oo Magaalada Baydhabo Lagu Qabtay

0
384

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan Soconaya Mudo Sedex Maalin ah ee ka furmay Magaalada Baydhabo,ayaa ah mid Dood wadaag ah oo ku saabsan Xeerka Saaxafada Soomaaliya oo uu Saxiixay Madxaweynaha Jamhuuriyada Somaliya kaasi oo dood ka taagan Qodobada qaarkood oo ka hor imaanaya Xuriyada Saaxafada iyo ka doodista doorka Haweenka ee Xeerkaan ku leeyihiin.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here