Dood wadaag ku Saabsan Wax soo saarka Beeraha Oo lagu qabtey Baydhabo

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sida lawada ogyahay Soomaaliya ayaa waxaa weli hoos u dhac uu ka jiraa Wax soo saarka Beeraha waxaana halkaas ka baxay heerka isku filnaanshaha Cuntada ay mar ahaan jirtey

Hadaba iyadoo hada ay jiraan dadaalo lagu doonayo sidii Soomaaliya u gaari lahayd isku filnaansho dhanka Cuntada hadana weli waxaa jira caqaba waaweyn oo hortaagan in la gaaro,Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtey Dood wadaag looga hadlaayey wax soo saarka Beeraha iyo isku Filnaanshaha dalaga Ee KG

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here