Dood wadaag ku saabsan wadahadalka Dowladda iyo Bulshada Oo Lagu Qabtay Dhuusamareeb.

0
54

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska maamul goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabatay Dood wadaag ku saabsanaa wada hadalka dowladda, bulshada iyo maamulka Galmudug.

Kulanka oo ahaa dood wadaag ayaa waxaa ka qeyb galay qaar kamid ah bulshada magaalada Dhuusamareeb iyo wariyaal, kulanka ayaa intiisa badan su’aalo lagu waydiyay mas’uuliyiinta Galmudug.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here