Dood-wadaag ku saabsan Taageerida qoondada Haweenka Oo Baydhabo lagu qabtey.

0
65

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Doodaha ugu badan ee Soomaaliya lagu qabto ayaa inta badan waxaa loogu hadlaa sidii loo ilaalin lahaa qoondada Haweenka boqolkiiba Sodon islamarkaana ka badan u heli lahaayeen gaar ahaan xiliyada ay soo dhow yihiin Dooroshooyinka

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtey Dood-wadaag ku saabsan kor u qaadista wacyiga iyo taageerida qoondada haweenka ugu yaraan 30%. Waxaana ka soo qeyb galay Bulshada qeybaheeda kala duwan oo ugu horeeyaan Haweenka

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here