Dood wadaag ku saabsan Maareynta Khataraha Musiibooyinka Oo Lagu qabtey Qardho

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka warbaahinta Puntland ee MAP ayaa magaalada Qardho ku qabtay kulan aragti wadaag ahaa ku saabsanaa baaritaanka qataraha masiibooyinka, waxaana kulanka ka qeyb galay gudoomiyaha degmada Qardho, qaar kamid ah golaha degaanka degmada Qardho, ururada dhalinyarada, haweenka iyo qaar ka mid ah bulshada degmada Qardho.

Uljeedka kulanka ayuu ahaa doorka warbaahinta ay ku lahaan karto sare u qaadidda wacyi-galinta bulshada, waxaana sidoo kale lagu soo bandhigay qorshe howleedka maamulka howladda hoose.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here