Dood Wadaag Ku Saabsan ka qeyb galka siyaasada Haweenka Oo Lagu qabtey Kismaayo.

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulan looga hadlayay xoojinta iyo ka qeyb-galka Siyaasadda ee Haweenka Soomaaliyeed ayna hogaaminaayen Kutlada Haweenka labada Gole ee Baarlamanka JFS ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose.

Waxaana kulanka ka qeyb-galay Ururrada Bulshada Rayidka Jubland Sida Haweenka, Odayaasha dhaqanka, Xildhibaano, siyaasiyiin iyo Marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here