Dood Wadaag ku saabsan isbedelka Cimiladda Oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka cimilada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Eng Ahmed Mohammed Adam oo Baydhabo ku daahfurey dood Wadaag ku saabsan yaraynta iyo laqabsiga isbedelka cimiladda,Waxaana dood wadaaga kasoo qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo aqoonyahano ku xeeldheer arimaha deegaanka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here