Dood Wadaag Ku Saabsan ilaalinta Nadaafada Deegaanka Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
170

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dood wadaag ku saabsan Wasakhowga Deegaanka oo ay soo qaban qaabiyeen Uruka Dedo Oo kaa shanaya Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada KG, ayaa lagu gabatay magaalada Baydhabo.

Waxaa ka soo geyb qeybaha kala duwan ee Bulshada, Mamulka Gobolka iyo kan Degmada Baydhabo waxana si guud looga hadlay Ahmiyada Ilalinta Nadafada Deegaanka, ka hortagida Waxyabah dhiibaatada ku ah Deegaanka,Wacyeqelinta Bulshada iyo Muhiimada in la helo deegaan wanaagsan.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here