Dood Wadaag ku saabsan Ilaalinta Xuquuqda Carruurta Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
24

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay Kulan doodwaag ah oo u dhaxeeyay Bulshada rayidka, Dowlada iyo Hay’adaha gargaaarka, kaas oo looga doodayay xoojinta isla xisaabtanka ee ilaalinta Xuquuqda Caruurta.

Waxaa kulanka oo isugu yimid Bulshada rayidka, Masuuliyiin ka socdey Maamulka Koonfur Galbeed iyo Hay’adaha Arimaha Gargaarka ee Ka Howlgala KG si Qoto dheer looga doodey Arimaha la xiriira Xuquuqda Caruurt iyo in la iska kaashado ilaalinta Xuquuqdooda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here