Dood wadaag ku saabsan Horumarinta siyaasada la xariirta Xuquuqul insaanka Oo Baydhabo lagu qabtey

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo xaquuqal insaanka maamulka koonfur galbeed soomaaliya Marwo Nasro Aweys sheekh ayaa magaalada Baydhabo waxay ku qabatay dood ku aadan sharciga xaquuqda aadanaha si gaar ah sharciga dadka baahiyaha gaarka ee ku nool KGS.

Doodda ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda haweenka KG oo kaashaneyso hay’adda UNSOM, waxaana ka soo qeyb galay qaar kamid golaha wakiilada koonfur galbeed, shaqaalaha wasaaradda iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here