Dood Wadaag ku saabsan Guurka iyo Waxbarashada Oo Lagu qabtay Baydhabo.

0
170

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dood wadaagaan oo ahaa mid lagu gorfeynayay Guurka iyo Waxbarashada ma la isla wadi karaa ayaa waxaa ka qeyb galay Aqoonyahano, Ardey ka kala socday Jaamacadaha Baydhabo iyo qeybaya kala duwan ee Ururada bulshada.

Kulanka dood wadaaga inta uu socday ayaa su,aalo lagu weydiinayay Aqoonyahanadii martida ku aheyd, waxaana laga wada dhiibtay Fikrado kala duwan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here