Dood wadaag ku saabsan doorka Haweenka ka qeybgalka Siyaasada Oo Lagu qabtey Kismaayo.

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarunta Cilmi baarista Haweenka Soomaaliyeed ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay dood ay ka wada qeyb galeen madax kasocotay goloyaasha Dowladda iyo qaar kamida Haweenka degmada Kismaayo.

Doodka oo arimaha haweenka looga hadlaayay ayaa waxaa lagu oo hadal qaaday sidii haweenka fursad loogu siin lahaa ka shaqeynta xafiisyada dowladda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here