Dood-wadaag ku saabsan Doorka Dhalinyarada ay Ku Leeyihiin Nabadda Bulshada Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dood wadaagan looga hadlaayay Doorka Dhalinyarada ay Ku Leeyihiin Amniga, isdhexgalka iyo Nabada Bulshada,waxaana ka qeyb galay Odoyaash dhaqanka madaxda Wasaarada dhalinyarada Saraakiisha Booliska iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan iyadoo Su,aalo la iska weydiinayay sida loo heli karo dhalinyaro ka shaqeysa Nabada iyo is dhaxgalka Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here