Dood wadaag ku saabsan Baahinta Waxbarashada Tacliinta Sare Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dowladda Koonfur Galbeed ayaa soo qaban qaabisay Dood ku saabsan Baahinta Waxbarashada, Tacliinta, Dhaqanka iyo Macallimiinta oo ay Marti ku Ahayeen Wasiirka Waxbarashada XFS Faarax Shekh Cabduqaadir iyo Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed Mustaf Ahmed Idow.

Kulankaan dood wadaaga ahaa waxaa ka soo geyb galay maamuliyaasha iskuulada nadaamiga ah iyo kuwa kale ee magaalada Baydhabo, maamuliyaasha jaamacadaha, macalimiin,aqoonyahno, dhalinyaro iyo mas’uulin ka tirsan maamulka koonfur galbeed soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here