Dood Wadaag ku saabsan Arimaha Dastuurka Oo Baydhabo lagu qabtey

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dood wadaagan ayaa ku saabsanaa Dimoqoraadiyada Xuquuqda Aadanaha iyo Doorka Dastuurka Bulshada iyo Maamulka KG ku leeyihiin waxaana soo qaban qaabisey Wasaarada Arrimaha Dastuurka Dowladda KG,iyadoo ay ka soo qeyb galeen Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Aqoon yahano.

Kulanka ayaa maalmahaha uu Socdo waxaa loogu doodi doonaa qodobo kamid ah Dastuurka dalka kuwaas oo u baahan wax laga bedelo wixii ay taladooda ku biiriyaan maadama Dastuurka uu yahay mid lagu dhaqi doono Umada Soomaaliyeed.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here