Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ayaa marti ku ahaa dood dadweyne oo ku saabsaneyd horumarinta Cadaaladda dalka iyo dhameystirka Dastuurka waxaana dooda qeyb ka ahaa Qeybaha kala duwan ee dadweynaha ku dhaqan magaalada Baydhabo ayagoo su’aalo maan gal ah weydiiyay wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda JFS Xasan Macalin Maxamuud.
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadaniย