Dood ku Saabsan Doorka Haweenka Amniga iyo Siyaasada Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Haweenka Iyo Xaquuqul insaanka Dowlada KG ayaa Baydhabo Ku qabatay Aqoon is weydaarsi looga hadlaayey doorka haweenka ay ku leeyhiin amniga iyo siyaasada kaasi oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan Bulshada,waxaana dooda diirada lagu saarey sidii Haweenka KG qeyb uga noqon lahaayeen Amniga Siyaasada iyo Taariikhda ay Haweenku ku lahaayeen Nabad geliyada iyo ka qeyb galka Siyaasada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here