Dood Cilmiyeed ku saabsan Hormarinta Garsoorka dalka Oo Muqdisho lagu soo gebagabeeyay

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hey’adda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Cadaaladda oo ay soo qaban qaabisey Dood Cilmiyeedkan ku saabsanaa Hormarinta Garsoorka dalka ayaa ku soo gebagabeeyay Magaalada Muqdisho, kaasi oo inta ay Socotey loogu doodayey sidii uu dalka u yeelan lahaa nidaam Garsoor Dadweyne oo aan haatan dalka ka jirin.

Dood Cilmiyeed kan ku saabsan Hormarinta Garsoorka dalka ayaa waxa ka soo qeyb galey Sharci yaqaano Qareeno iyo qeybaha kala duwan Bulshada iyagoo ka dhiibtey aragtidooda ku aadan sida uu dalka u yeelan lahaa Garsoore dadweyne.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here