Dood wadaag ku saabsan dowlad wanaaga oo lagu qabtay Magaalada Qardho.

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Machadka Siyaasadda iyo Cilmi Baarista ee marka la soo gaabiya loo yaqaano (IPRD) ayaa magaalada Qardho ku qabtay dood cilmiyeed ku saabsan doorka Golaha Deegaanka la soo doortay ay ka qaadan karaan dawlad wanaagga si loo gaaro horumar waara.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here