Dood Cilmiyeed Ku saabsan dib u Habeynta Canshuuraha Dalka Oo Lagu qabtey Muqdisho.

0
32

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Machadka Cilmi Baarista iyo Horumarinta ee soomaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku Qabtay Kulan dood cilmiyeed Ku Saabasan Dib u Habeynta Canshuuraha Dalka, Arigtada dadweynaha caqabadaha iyo Saameynta Uu Bulshada ku yeesha.

Kulanka ayaa Waxaa ka soo qeyb Galey Masuuliyiin, Aqoonyahano, Dhalinyaro iyo Marti Sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here