Dood cilmiyeed ku saabsan dagaal beeleedyada ka dhaca dalka Oo Lagu Qabtay Muqdisho.

0
78

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtey dood cilmiyeed ku saabsaneyd sida looga baaqsan karo Dagaal beeleedyada ku soo noqnoqda qaar ka mid ah Gobolada Dalka

Dooda ayaa Waxaa ka qeybgaly Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya , Culimo, Ganacsato iyo qaar ka mid ah Bulshada Xamar

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here