Diyaaradaha Caalamiga oo hakiyay duulimaadyadii ay ku tegi jireen Israa’il

0
221

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Diyaaradaha caalamiga ayaa hakiyay duulimaadyadoodii ay ku tegi lahaayeen garoonka diyaaradaha Israa’il ee Ben Gurion ee magaalada Tel Aviv sababo la xeriira amniga

Shirkadaha Delta Airlines, United Airlines, Lufthansa iyo Austrian ayaa isbeddel ku sameeyay jadwalkoodi duulimaad ee ay ku tegi jireen Israa’il.

Sidoo kale Etihad Airways iyo Fly dubai oo laga leeyahay dalka Imaaraatka ay si rasmi u joojiyay duulimaadyadii ay ku aadi lahaayen Israa’il.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here