Diyaarad siday Shixnad Gargaar Oo Gaartay Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

0
285

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Degmada xudur ee xaruunta Gobalka Bakool ayaa waxa ku nool dad aad u far badan oo ay Wajaheyaan xaalada bani’aadanimo, Diyaarad siday Shixnad Gargaar ayaa Gaartay degmada xudur oo ay waday Deeq Raashiin ah oo isagu jirta bur bariisa sokor iyo saliid iyo timir.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here