Diyaar garowga Bisha Ramadaan Oo laga dareemayo Suuqyada Magaalada Muqdisho

0
171

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Diyaargarowga loogu jiro bisha barakeysan ee ramadaanka ayaa waxa si weyn looga dareemayaa gudaha magaalada muqudisho .
Suuqa weyn ee lagu iibiyo alaabaha bagaashka iyo qudaarta nocoyadooda kala duwaan ayaa waxa saaka laga dareemayay mashquul aad u weyn, waxaana indhahaagu qabanayaan dad iyagu wax kala iibsanaya.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here