Diwaan gelinta Gaadiidka Bajaajka Oo laga bilaabaay Qardho.

0
64

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowladda hoose ee Magaalada Qardho oo kaa shaaneysa ciidanka amniga magaaladaasi ayaa bilaawday diiwaan gelinta gaadiidka yar yar ee loo yaqaano Bajaajka .

Diwaan gelintan ayaa loogu tala galay in bajaajyada loo kala qeybiyo laba koox si qeyba maalin u shaqeeyaan iyadoo lagu kala garanayo xarfaha A iyo B oo lagu qoray Mootooyinka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here