Digniino la bixiyey xilli kuleyl darran uu ka jiro England

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mandaqadda England ee boqortooyada UK ayaa kor loo qaadey digniinta heer kulka, kadib markii uu gaaray 32C illaa shalay.

Siddeed gobol oo ka mid ah sagaalka gobol ee mandaqada ka kooban tahay ayaa digniintaas la gaarsiiyey heerka casaanka, oo ah kan ugu sarreeya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here