Digniin laga so saarey dadka wadooyinka Magalada Baydhabo Qashinka ku soo daadiyo xiliyada Habeenkii.

0
26

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulanka Todobaadlaha ah ee ay iskugu yimaadeen maamulka degmada Baydhabo gaar ahaan waxda Caafimaadka iyo fayadhowrka Degmada ayaa waxaa looga hadley Nadaafada iyo bilicda Degmada baydhabo oo todobaadkaan maamulka uu wadey olale lagu nadiifinaayo Wadooyinka Magaalada

Kulanka waxaa ka qeyb galay Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Maamulka iyo maaliyada Degmada Baydhabo , Agaasimaha waxda Caafimaadka iyo fayadhowrka Degmada iyo qaar ka mid ah shaqaalaha waxda fayadhowrka.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here