Dib u heshisiin loo sameeyay beelo ku dagaalamay Gobolka Mudug.

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Galkacyo ayaa kulan gaar ah la qaatay Isimada guud ee gobolka Mudug ee Puntland, kuwaasi oo uu hoggaaminayey Islaan Bashiir Islaan Cabdulle.

waxaa ay Wasiirka iyo Isimada Mudug ee Puntland ay ka wada hadleen dadaalada nabadda iyo dibuheshiisiinta ka socda gobolka Mudug oo ay garwadeenka ka yihiin isimada dhaqanku.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here