Dib u heshiisiinta Wajiga labaad Beelihii ku dagaalamey Degmada Luuq Oo Lagu Guuleystay.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wafdigii Nabadaynta u joogay degmada Luuq ayaa ku guuleystay wajiga labaad oo ahaa kulan la iskugu yeeray Odayaasha dhaqanka Beelihii ay shaqaaqadu ku dhexmartay degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Kulankan oo ahaa bilowga nabadaynta wajiga labaad ee Beelaha walaalaha ah ee dirirtu dhexmartay ayaa waxaa kazoo qayb galay Madaxwayne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland Wasiiro katirsan XFS Xildhibaano Maamulka Degmada Luuq, waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka Beelihii ay shaqaaqadu dhex martay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here