Dib u dhis lagu bilaabay Buundooyinka deegaanada Jubbaland

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweyna ku xigeenka labaad ee maamulka jubaland wasiirka wasarada waxbarshada jubalan iyo masulliyin kale ayaa kormeer shaqo uu jeedkiisa aheyd u kuurgelida howlaha shaqo ku aadan dib u dhiska buundooyinka oo ka mid ah kaabiyaasha muhiimka u ah dowlada oo laga wado degaan maamulka jubalan ku gaarey degaanka baarsankuuni.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here