Dib u dayactir Lagu Sameynayo Buundada Magaalada Laascaanood Oo Laga dhagax dhigay.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Dibu dhiska maamulkaSSC-khaatumo , Shirkadda Sahal iyo Urur weynaha Haweenka oo ay Hogaamineyso Guddoomiyaha Degmadda Ururka Haweenka Ayaa manta dhagax dhigey Buundo ay baahi weyn u qabeen dadka deegaanka

Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Dibu dhiska maamulkaSSC-khaatumo iyo Gudoomiyaha Ururka Haweenka oo ka hadlay goobta dhagaxdhiga ayaa waxaa ay si wadajir ah u bogaadiyeen Haweenka Khaatumo oo si is Xilqaan ah ku Dhisaya Buundadaan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here