Dib u dayactir lagu sameeyey Dugsiga Sheekh Bashiir Hargeysa Oo Xariga laga jarey

0
144

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maayir ku xigeenka Caasimada Hargeysa ee Soomaaliland ayaa Xariga ka jaray dib u habayn Dawladda Hoose Hargeysa Ku samaysay Dugsiga Sheekh Bashiir oo lagu soo korsiday dugsiga waxana u dheer in Qalabka wax laga badaley.

Xubno ka mid ah Ka geyb ka layasha Xadhig jirka Iskuulka Sheikh Bashiir ayaa waxay ka hadleen ahmiyada in Dayactir lagu sameyo goobaha waxbarashada..

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here