Dib u dayactir lagu Sameeyay Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka Degmada Gabiley Oo Xariga laga jarey

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruntan dib u habaynta lagu sameeynayay Xannaanada Hooyada iyo Dhalaanka ee Deeganka Idhanka Deeryahanka Magaalada Gabiley ayaa lagu dhisey si is Xilqaan Bulsho si baahida Caafimaadka Hooyada dhalaanka halkaasi ka jirey Loogu daboolo.

Munaasabada Xarig jarka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Caafimaadka Soomaaliland Maamulka Gabiley iyo qeybaha kala duwan Bulshada Deegaankaas ku nool.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here