Dib u dayactir Lagu Sameeyay Xarunta Beerta Bacriminta iyo kobcinta dhirta Degmada Boorama.

0
20

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Deegaanka iyo isbedelka Cimilada Soomaaliland ayaan dib u dayactir ku sameysey Beerta Bacraminta iyo kobcinta dhirta ee deegaanka Camuud ee Bariga Boorama

Beertaan oo ahyed xarunta ugu weyn ee bacraminta iyo kobcinta dhirta ee Gobolka Awdal ayaa waxaa saameeyey roobabkii ka da’ay Soomaaliland iyo ciida lagu dhiso guryaha oo ay ka daad gureeyeen Gaadiidka iska rogooyinka ah kuwaasi oo markale digniin adag loo direy.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here