Dib u dayactir Lagu sameeyay waddo ku yaasha xaafadda Hodan Degmada Garowe.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowladda Hoose ee Garowe ayaa dayactir ku sameysay waddo kamid ah waddooyinka xaafadda Hodan ee degmada Garowe, taasoo shacabku horey uga soo gudbiyeen cabasho.

Xoghayaha Dowladda Hoose ee Garowe Maxamuud Cali Guray ayaa warbaahinta la hadlay markii ay shaqadu bilaabatay.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here