Dib u dayactir Lagu Sameeyay Ceel biyoodka Xerada Agoonta Afgooye Oo La Xarig jaray.

0
31

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka degmada Afgooye ayaa xariga ka jaray Ceel-Biyood dayactir iyo qalabeeyn lagu sameeyay ee laga hirgeliyey Xerada Agoonta Tadaamun Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Xarig jarka Ceel-Biyoodkan waxaa Goob-joog ka haa, Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Degmada,Isku duwaha Wasaarada Tamarta ee Gobolka,Odayaal dhaqan iyo Madaxa Xerada Tadaamun.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here