Dib u dayactir Lagu Sameeyay Buundooyinka Baydhabo Oo Noqotay Goobo Loo dalxiis tago.

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa dhawaan dib u dhis lagu sameyeen Buundooyinka magaalada Baydhabo kuwaasi oo hada noqday goobo loo dalxiistago oo sawiro is kaga qadaan bulshada Baydhabo.

Bulshada magaalada Baydhabo oo uga horeyaan dhalinyada ayaa fursad muhiim ah u arkaan inay sawiro iskaga qadaan Buundada Abshir Kaahiye iyadoo kaga fa’ideysanayaan sida loo gurxiyay.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here